Sualaha joogtada ah

Warbixin guud

Perspetivo waa goobta ugu horeyso ee sahanka dalka Iswiidhan ee sahanka loo dhan yahay iyo kuwa matalayaasha ah. Dood-wadaage ahaan, waxa aanu kuu suurtogelinaynaa inaad nala wadaagto fikrakaga iyo aragtidaada waxyaabaha muhiimka kuu ah – hadda iyo mustaqbalka ba. Mahadnaq ahaan, waxa aad heli doontaa dhibco aad ku beddelan karto ama aad u bixin karto kaar hadiyad ahaan ah.

Perspetivo waxay ku baariteenkeeda iyo wada hadaladeeda ku bartilmameedsaneysaa kooha kala duwan ee dalka Iswedan si ay fikrado badan uga helaan qaab nololeedka iyo dabeecadahooda. Himiladayadu waa in shaqadeenu ay gacan ka geysato sidii Iswidhan loo wada dhan yahay.

Isdiiwaangeli adiga oo sameeysanaayo akoon lacag la´an. Kadib waxaad heli doontaa iimayl si aad akoonkaaga ugu xaqiijiso ciwaanka iimaylka aad bixisay. Riix isku xirka si aad u dhaqaajiso xubinnimadaada oo aad bilowdo ka jawaabidda sahannadaada.

Xubinnimada

Adiga ku nool Iswiidhan oo raba in aad daraasad ku samayso af Iswiidhish, Ingiriisi, Carabi, Farsi iyo Soomaali. Ugu horeyn boggayaga xubin oo noqo. Jawaabahaagu gabi ahaanba waa qarsoodi, xubinimaduna waa bilaash.

Si aad uga qaybgasho guddiga, waa in aad leedahay ciwaan iimayl oo shaqeeynaayo, kombayutarka, tablet-ka (sida iPad-ka) ama moobilka leh internet.

Maya, Qofka waxaa loo ogolyahay oo kali ah in uu yeesho hal akoon (profile xubin). Sidoo kale waxaa aan la ogoleen in uu qofka sameeysto akoon been abuur ah adiga oo iska dhigaayo qof kale. Waxaa laga yaabaa in lagaa mamnuuco isticmaalka adeegga haddii aad jebiso Shuruudaha Isticmaalka. Ka akhri wax badan oo ku saabsan xeerarka anshaxa ka doode ahaan Shuruudaha Adeegyadayada.

Waxaad gasha akoonkaaga adiga oo gujinaya batoonka login (Ka mid noqo) ee ku yaal liiska dhanka sare ee midig. Ka dib geli faahfaahintaada foomka gelitaanka.

Filo inay qaadato dhawr saacadood ka hor inta aanad helin iimaylka hawlgelinta oo lagugu xaqiijinaayo isdiwaan gelintada. Haddii loo baahdo, hubi haddii laga yaabo inay ku emailka xaqiijinta oo kusoo dhacaay galka spamkaaga. Haddii aanad weli helin iimaylka hawlgelinta, fadlan la xidhiidh taageerada guddidayada (support@perspetivo.com).

Haddii aad illowday furaha sirta ah, waxaad dib ugu heli kartaa halkan. Halkan waxa aad gelisaa ciwaanka iimaylka ah oo aad isku diwaan gelisay. Waxaan markaas kuu soo diri doonaa iimayl kaasi oo kuu suuro gelinaayo in aad markale dib u heshid furahaga sirta ah.

Waxaad martiqaadi kartaa saaxiib markaad gudaha gasho. Kadibna waxaad saxiibada u koobiyeyn kartaa isku xirka (liinkiga) oo aad la wadaagi kartaa. Waxa kale oo aad si toos ah ugu xidhi kartaa akoon kasta oo baraha bulshada ah. Haddii saaxiibkaa uu is diiwaan geliyo oo uu sameeyo shan sahan, waxaad akoonkaaga ku heli doontaa 200 dhibcood oo dheeri ah. Dhibco kuma heleysid saaxibada aan ka jawaabin sahanka.

Adiga ayaa Ikhtiyaar u leh in ka qaybgasho guddida Perspetivo oo adiga ayay kugu xidhan tahay inta jeer ee aad ka qaybqaadato sahannada. Haddii aanad firfircoonayn (aanad ka jawaabin wax sahan ah) in ka badan 12 bilood, waxaad si toos ah uga bixi doontaa xubinimada guddiga. Markaasi akoonkaaga waxaa laga yaabaa in dhibcahaaga la tirtiro.

Qaabka aan sahanaka u sameeyneyno waa mid aan kala sooc lahayn, isla markaana loo wada dhan yahay oo wakiil ka ah dadka dhamaan. Ma ballan qaadi karno in aad toddobaad kasta sahan la sameeyn doono, sahanaka waxaa uu ku aan sameeyn doono waxaa uu ku xirnaaan donaa firaaqada aan. Kala soocida xulashada dadka waxaa sidoo kale loo sameeyaa doonaa si loo helo matalaad sax ee ku saleysan dadweynaha Iswiidhan ee la rabo in la baaro. Inta jeer ee lagu martiqaado waa arrin dhici karto.

Dhibcaha iyo kaararka hadiyadda

Mar kasta oo aad ka qaybqaadato sahan, waxaa lagugu abaalmariyay inta u dhaxaysa 75 iyo 150 dhibcood. Tirada dhibcuhu waxay ku xidhan tahay dhererka iyo heerka adkaanta sahanka.

Waxaad haysataa laba kala doorosho oo aad ku isticmaali karto dhibcahaaga:

  1. Waxaad ku soo furan kartaa dhibcahaaga qaab kaar hadiyad ah oo aad ku isticmaali karto dukaamo badan, iyadoo aan loo eegin meesha aad ku nooshahay Iswiidhan.
  2. Waxa kale oo aad dhibcahaaga ugu deeqi kartaa hay’ado samafal oo aad dooratay adiga oo u maraayo Perspetivo.

Amniga iyo GDPR

Haa. Aminga waa mudnaantayada ugu sareysa. Waxaa wajib naga saaranyahay ilaalinta xogtada shakhsiga ah ahaaneed si waafaqsan Xeerka Ilaalinta Xogta Guud (GDPR) iyo sharciga ilaalinta xogta kaleba.

Perspetivo sidoo kale waligeed cid kale lama wadaagi doonto e-mailkaaga ama macluumaad kaga kale (taleefoon ahaan, iimaylka ama boostada caadiga ah) sababtoo ah xubin ayaad nagula jirtaa.

Nabadgelyadu waa mid muhiimad sare noo leh, waxaanan si joogto ah uga shaqaynaa ilaalinta xogtaada shaqsiga ah. Waxaan isticmaalnaa bixiyeyaasha xarumaha xogta ee ugu horreeya ee Iswidhan iyo Jarmalka. Fahfahiin dheerad ah waxaad ka akhrisan kartaa wax badan oo ku saabsan hawlaheena joogtada ah, amniga iyo macluumaadka gaarka ah ee aan ururino oo aan isticmaalno shuruucdeena gaarka.

Waxa aanu xubin ka nahay oo aanu raacnaa xeerarka ay dejisay ururka ESOMAR (www.esomar.org).

Haddii aad hayso wax su’aalo ah oo ku saabsan sida aan u habaynno macluumaadkaaga, fadlan la xiriir privacy@perspetivo.com.

Haa, waxaan u isticmaalnaa aalada cookies-ka taasi oo aan ku falanqaynta oo kali ah.
Waxaad ka akhrisan kartaa cookies iyo farsamada la midka ah ee aan isticmaalno shuruucdeena gaarka ah.

Waxaad ka bixi kartaa xubinimada guddiga wakhti kasta. Waxaad sidan ku samaynaysaa boggan iska-diiwaangelinta (waxaad u baahan tahay inaad gasho).