Ku soo dhawow goob aad fekerkaga ku dhiiban kartid
Ujeedadeeno waa in aan abuurno meel dadka oo dhan ay codkooda ku dhiibtaan. Shaqaalaha Perspetivo, maalgaliya yashooda iyo shirkada ka hoos shaqeeyo waxaa ay dhammaan caalamka ka soo aruuriyan fekrado kala duwan halkaaso oo fekerkagana uu qayb ka noqon doono.
Waxaan aan ku hadalnaa luuqada kala ah Carabiga, Amxaariga, Boosniska, Deenishka, Dari, Farsi, Fiinish, Jabaanis, Kurdiga, Kroatiska, Makedonska, Norwijiyan, Ruushka, Serbiska, Isbaanishka, Iswidishka, twi, Jarmalka, Urdu, iyo kuwo kale oo badan.
Haddii aan dhamaanteen gudbino fekradeheena ku wajahan waxyaabaha muhiimka noo ah, waxaan si wada jir ah ugu wada qayb qadaneynaa isbadal wanaagsan

Sida ay u shaqeyso
Ka jawab sahankan
Nala wadaag Fekerkaada iyo aragtidada adiga oo ka jawabayo su´alaha sahanka, aan kula soo wadageeyno. Markasta oo aad ka jawaabto suálaha waxaa aad heleysaa dhibco
Isticmaalka dhibcaha
Waxaad dhibcahaga ku isticmaali kartaa Kaarka hadiyadaha/present kort ama waxaad ugu deeqi kartaa ururada caawinaad u bahaan. Go´anka adiga ayaa iska leh.