
Habee mustaqbalka Rosengård!
Kusoo biir gudida Rosengård kuso darso codkaaga gaarka aha. Qaado kaadhka hadyada adoo mahadsan.
Codkaaga la maqlo
Ilaalinta xogaha qarsoon
Waxa aan aad u danaynaynaa qarinta xogahaaga khaaska ah! Sida ka qayb qaadashada guddi iyo dhamaystirka baadhitaanda, dhamaantood Waa qarsoodi. Jawaabahaagu Waa qaar kaydsan oo habaysan si kalsooni leh.
Adiga ayaa go’aaminaya xogta aad rabto inaad nala wadagto. Xubin ahaanshaga gudiga Rosengård dabcan waa mid lacag la’aan ah oon kugu qasbayn sinaba marka aad doonto ayaad gudiga ka bixi kartaa.
Tijaaboyinka ugu horeeya waxa aad helaysaa isla marka aad isdiwaan galiso. Caadi ahaan waxa ay kugu qadanaysa hal ilaa shan daqiiqo inaad ku dhamays tirto.
Tijaaboyinka waxa aad kaga jawaabi kartaa swedish, English,Farnsis,Somali iyo Carabi. Dooro luuqadada marka aad isdiwaan galinaysid talaabada Labaad. Taabo badhanka si aad uga qayb qaadato gudiga. Bilow tijaabada oo ururi dhibcaha.
Aad iyo Aad ayaad ugu mahadsantahay waqtigaaga iyo inaad nagu caawisay inaan ka si wanaagsanaano.